Daawo:Furitaanka shirka la tashiyada Bulshada Degmada Garbahareey.

cabdiraxman

Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay kulan dhexmaray Agaasimaha Guud wasaarada Arrimaha Gudaha Jubbaland Cabdirixmaan Xaajio Cabdi iyo Bulshada Garbahaaray kaas oo looga hadlaayey Mashaariic laga Hirgalinayo Magaalada Garbahaaray.

Agaasimaha Guud wasaarada Arrimaha Gudaha Jubbaland Cabdirixmaan Xaaji Cabdi aya marka hore uga mahadceliyey Bulshada Garbahaaray sida ay ugu soo dhaweyeen Magaalada Garbahaaray waxuuna sheegay inay garbahaaray u yimaadeen sidii loo hirgalin lahaa mashaariicda Xasilinta oo ay kamid yihiin adeegyada bulshada sida Xaafiisyada, wadooyinka, goobaha bulshada ku kulanto iyo Amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.