![faroole-haaf farole](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/faroole-haaf.jpg?resize=525%2C350&ssl=1)
Xildhibaan Cabdiraxman Faroole oo kamida Gaolaha Aqalka sarre ee Soomaliya ayaa mar uu ka hadlaayey Doorashada Madaxwayanaha Puntland ayuu u hambalyeeyey Madaxwaynaha Cusub Puntland iyo kuxigeinkuusa kadibna waxuu kagaabsaday inuu u mahadceliyo madawaynaha waqtigiisa dhaamaday ee Cabdiwali Gaas badelkeedana waxuu sheegay inay dabayshii Nololeed ay nataabatay.
Leave a Reply