Wasiirka arrimaha gudaha u safray Cadaado si-uu uga qeyb qaato joojinta colaadda kaxandhaale

wasiir

Wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Sabriye iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa safar ugu baxay Magaaladda Cadaado halkaas oo igu sii gudbi doonaan deegaanka kaaxandhaale si-ay qeyb uga qaataan joojinta colaadda halkaas ka socota.

 

Wasiirka ayaa dhanka kale ugu baaqay in si-sharuud la’aan ah lagu joojiyo dagaalka ka socdo deegaano hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan kaas u dhaxeeya beelo walaalo ah.

Wasiirka ayaana marka uu dib uga soo laabto Kaxandhaale sidda uu qorshuhu yahay tagi doona degmada Maxaas kana qeyb qaadan doona sidii lagu heshiin lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.