![wasiirmursal mursal](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2017/11/Mursal-696x522.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nuqul kamid ah soo gaaray Radio Muqdisho ayey Guddoonka Goluhu ku go’aamiyeen in dib-u-habeyn lagu sameeyo Guddiga Maaliyadda, iyada oo Guddiga la faray in Miisaaniyadda 2019 la horkeeno Golaha 30/12/2018 si loogu codeeyo.
Halkan Hoose ka Kha Akhriso Wareegtada
Mursa
Leave a Reply