![awliyo awliyo](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2017/10/awliyo.jpg?resize=500%2C303&ssl=1)
Amb Awliyo oo ka qayb galay Kulan loogu ducaynayey dadkii ku dhintay Qaraxyadii Muqdisho ka dhacay 22-kii bishan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayuu waxuu sheegay Marxuum Cawil Daahir Ma ahan inaan u tacsiyeeno ee waa in aan u hambalyeenaa Maadaama aad ogeedeen Ifka sida uu ku ahaa iyo wanaagiisa oo Soomaali oo dhan u qireen”.
Leave a Reply