Daawo:Wasiirka Duulista Puntland oo shaaciyey Inuu yahay Musharax Mawayne ku Xigeen

puntland

Wasiirka Duulista iyo Hawada Dawladda Puntland ayaa waxuu shaaciyey Inuu yahay Musharax Madaxwayne ku Xigeen Puntland, waxaana munaasbadaas uu Karaash ku shaaciyey musharaxnimadiisa ka soo qayb galay ismo, garaadyo, waxgarad, wasiiro, haween, dhalinyaro iyo aqoon yahano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.