![Xaafsade xafsade](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2017/05/XAAF-DAAWO.jpg?resize=600%2C374&ssl=1)
Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf oo xilka ka qaadeen Xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay inuu kala diray golaha deeganka Cadaado waxuuna gudiga doorashada degmada Cadaado u magacaabay 6 qof oo labo kamid ah yihiin gudoomiyihii iyo kuxigeenkii Cadaado uu usoo magacaabay.
Leave a Reply