Daawo:Abwaan Shube oo kubaaqay Cabdiwali Gas iyo kuwa Fashilmay inaan la dooran

Abwaan Cabdulqaadir Cabdi (Shube) oo kusoo Laabtay Magaalada Garoowe ee Caasumada Puntland waxaana kusoo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha Abshir Habaan kooxda Wabari Puntland oo u Gudoomiye u ahaan jiray, Mar uu saxaafada la hadlaayey ayuu waxuu baaq u diray Puntland iyo Bulshada Soomaliyeed.

Abwaan Shube ayaa sheegay inaan la dooran Cabdiwali iyo kuwa lamid ka ah o qas wadayaasha ah, dhanakle Abwaan shube mar uu lahadlaayey Xildhibaanada Puntland ayuu sheegay in ladoorto qof isku xira ummada Soomaliyeed oo dowlada Soomaliya Xaqeeda ilaasha xaqiisana ka doorta.

Abwaan Cabdi shuba ayaa horay u ahan jiray Gudoomiyaha Kooxda Waberi ee Puntland taas oo xilka ka qaaday Cabdiwali Gaas kadib markii uu Abwaan shuba dhaliil u jeediyey Madaxda Maamul Goboleedyad oo kushiraayey Magaalda Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.