Daawo:Khamrigii ugu badnaa oo lagu qabtay Gobolka Togdheer

qamro

Maxkamada Gobolka Togdheer ayaa waxay xukun ku riday dadkii watay qamri gaaraysa 560 Dhalo oo ah tii ugu badnayd ee lagu qabto Soomaliland, dadkii watay qamra iyo gariigii lagu waday Qamrigaan ayaa waxaa lagu xukumay Xukuno kala duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.