Daawo:Xafladka lagu taagerayo dowlada somaliyed ayaa ka dhacday south africa

south

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna taageerayo dowlada Soomaaliyeed loogana soo horjeedo Mooshinkii fashilmay ee laga keenay Madaxwaynaha Soomaliya ayaa waxay ka dhacday Magaalada Johannesburg south Africa, Munaasabadaan yaa waxa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaliya ee ku dhaqan Dalka South Africa.

Waxaana Aqoonyahanadii, waxgaradkii, Haweenkii, culamadii iyo dhalinyaradii ka soo qayb galay Xafladaan taageerada loogu muujinaayey Dowlada Soomaliya dhaleecayn dusha uga tureen Kooxdii Xildhibanada Ahayd ee Mooshinka fashilmay Keenay.


soukthafrica

south

south

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.