Akhriso:Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya oo go’aan kasoo saaray Mooshiinkii Madaxwaynaha

mursal

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Saddex cisho kadib waxa uu sheegay in 9kii Bishaan uu qabtay mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya.
Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha ayaa waxa uu ku sheegay in mooshinkaas ay ku saxiixan yihiin 92 Mudane uu qabtay,isla markaana uu waafaqsan yahay sharciga,waxaana uu sheegay in la waafajin doono sida uu qabo Dastuurka dalka.
Gudoomiye Mursal ayaa si fiixan u qeexin waxa uu kwado in dstuurka lawaafijin doono iyadoo lawada ogsoonaa in xildhibaano badan lagu been abuurtay.
mursal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.