Daawo:Waxgarad iyo Odayaal Kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa Dhaleeceeyey Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Farmaajo

Kulan ay kuyeesheen Odayaasha iyo waxgaradka Soomaliyeed Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka horyimaadeen Mooshinkii fashilomay ee laga Keenay Madaxwaynaha soomaliya Maxame Cabdulaahi Farmaajo waxayna dhaliil dusha uga Tuureen Kooxda qaran dumaska ee danaystayaasha ah sida ay sheegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.