Daawo:Musharaxa Madaxwaynha Jubbaland oo Dignin udiray axmed madoobe iyo dhaliil u jeediyey dowlada Somaliya

Musharaxa Madaxwaynha Jubbaland ayaa kahoryimid Xeerka awood Kororsiga Higamiyaha Jubbaland Axmed Madoob kaas oo muran ka dhex dhaliyey Barlamanka Jubaland Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxuu Dhaliil usoo Jeediyey Dowlada Federaalka ee Soomaliya Taas oo ka gaabisay Ladagaalanka Alshabab ee Deeganada Jubbaland.
Musharaxa Madaxwaynaha Jubaland ayaa wax laga xumaado ku tilmaayey inaan la sheegin dadkii loona tacsiyadeen dadkii ku dhintay dagaalka looga soo horjeedo shabab ee ka dhacay degaanada ku dhow Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.