Daawo:Safiirka Maraykenka u Fadhiya Itoobiya oo Jigjiga kula kulmay Madaxwayne Mustaf

mustafe

Mgaladaa jigjiga waxaa soo gaaray safiirka Dowlada Maraykanka u fadhiya dalka Itoobiya waxuuna kulan laqaatay Madaxwaynaha deegaanka Soomaliland Mustaf Cagjar asagoo kawada hadleen sidii Dowlada maraykanka uga qayb qaadan lahayn Horumarinta iyo Isbadalada kasocda deegaanka Soomalida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.