Daawo:Barakacayaasha Kismaayo oo u Baahan Daryeel Iyo Dib U Eegis Dhinaca Nolosha Ah

baraka

Barakacayaasha Kunool Magaalada Kismaayo oo isugu jira agoomo,Rajooyin,wayeel iyo Caruur ayaa waxaa soo food saaray  Xaalad aad u adag ayakoo helin cunto iyo caafimad ku filan waxay Buslahada Soomaliyeed ka  codsadeen in guyrmad lala soo gaaaro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.