dagaalyahano oo Ka Tirsanaa Al-shabaab oo Lagu dilay Mudug

shabab

Taliska Mareykan-ka ee Qaaradda Afrika ayaa war kasoo saaray Duqeymo lala beegsaday Xarumo Xarakadda Al-shabaab ay ku leeyihiin Deegaano hoos yimaada Degmadda Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Qoraal kasoo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa lagu sheegay in Labo Duqeyn lala beegsaday Xarakadda Al-shabaab,islamarkaana khasaare lagu gaarsiiyay.

Mareykanka ayaa sheegay in duqeymahaan oo is xig xigay lagu dilay 37-dagaalyahan oo ka tirsanaa Xarakadda Al-shabaab,islamarkaana aysan jirin khasaare shacabka Soo gaaray intii ay duqeynta socotay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.