Faah faahin Laga Helaayo Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Kismaayo

qar

Kismaayo November 20, 2018 Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee maamul goboleedka Soomaliyeed Jubbaland ayaa waxaa caawa ka dhacay Qarax kaas oo aan la ogayn qasaaraha uu gaystay, shacabaka Magaalada Kismaayo oo warbaahinta Gedotimes la xariirata ayaa sheegaya inuu qaraxa ka dhacay xero ciidan ku taala Warshada Hilibka wallow ayna suurta gal ahayn in laxaqiijiyo xiligaan oo habynimo u tahay Magaalada Kismaayo isu socda dadkuna uusan fiicnayn wararkana.

Wararka waxay intaas ku daranayaan inuu qaraxaan oo laga maqlay Daafaha Magaalada Kismaayo inuu ahaa Bumba Gacmeed, waxaana Mgaalada Kismaayo lagu qabtay kulan Dhexmaray Madaxwaynihii hore soomaliya Xasan shiiq iyo qayb kamida bulshada Ksimaayo.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.