Qardho Garoonka diyaaradaha magaalada oo loogu magacdaray Abshir muuse

diyarad

Garoonka diyaaradaha magaalada Qardho ee maamulka Soomaliyeed ee Puntland ayaa wxaa loogu magacdaray Abshir muuse oo kamid ahaa aas-aasayaashii Puntland.,Munaasabadaan waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Magaalada Qardgo, kan diyaraadaha, waxgaradka Magaalada Qardho iyo Marti Sharaf Kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.