Daawo:Doolow Barakacayaasha kabbaasa ee duleedka degmada oo sameyay ganacsiyo kala duwan

doolow

Dadka ku dhaqan Xerada Barakacayaasha kabbaasa ee duleedka Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa waxay sameysteen ganacsi kala duwan kaas oo ku maareeyaan Nolashooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.