Dhagayso:Gaas oo sheegay in Inay Dowladu Cariiri Galisay

gaas

Madaxweynaha waqtigiis sii dhamaanayo ee Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda dhexe ee federalka Soomaaliya ay rabto inay awoodaha, daqliga iyo dhismaha dowladnimo iyo xariirka dibadda ay rabto in iyada isku koobto.

Waxaa kaloo uu sheegay in maamul goboleedyada ay masuuliyad xooggan ka saaran tahay shacabka ay matalaan.

Sidoo kale waxuu ka hadlay in xilka uu iska casiley madaxweynhii Koonfur Galbeed Shariif Xassan oo ahaa guddoomiyhii golaha iskaashiga maamul-goboleedyada.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdi Wali Maxamed Cali (Gaas) waxuu Barnaamijka Wacitaanka dhagaystaha ee VOA uga jawaabay su’aalo la weydiiyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.