Daawo:Masjid u xirnaa Is qabqabsi ayaa dib loo furay

masjid

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xariga kajaray Masjidka Jaaicul IBBI ee degmada Shibis oo mudooyinkii lasoo dhaafay xirnaa kadib markuu muran soo kala dhex galay Maamulka Masjidka taas oo xal laga gaaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.