Gudoomiyaha aqalka sare oo furay kulan looga hadlayey sidii qoondada Haweenka

cabdi

Gudoomiyaha golaha aqalka sare Maxamed Cabdi Xaashi ayaa furay kulan looga hadlayey sidii qoondada Haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda loogu muujin lahaa Dastuurka dalka, kulankaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Xubnaha Haweenka Aqalka Sarre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.