Qabashada Musharaxiinta Madaxweynaha Koonfurgalbeed ayaa Maanta Bilaabanaysa

Magaaalada Baydhabo Maanta ayaa waxaa ka bilaabaneysa qabashada araajida musharraxiinta u taagan xilka madaxwaynaha ee maamulka Koonfur Galbeed.

Waxaana musharraxiinta Madaxwaynaha Koon furgalbeed laga filayaa inay si dag daga isu diiwaan galiyaan sababtoo ah waqtiga doorashada dhacayso oo ay ka dhiman tahay labo todobaad ka yar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.