Daawo:Caabudwaaq oo laga qaybiyey abuurka Geed Miroodyo kala duwan

bardheere

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa dadka u jeesteen tabcashada Beeraha, waxaana Dadka ku howlan tabcashada Beeraha loo qaybiyay abuurka geed miroodyo kala duwan kuwaas oo wax kataraya kobaca Beeraha Degmada Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.