Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2018

No Image

Daawo:Aqalka Sarre waa in qilaafka Madaxda Galmudug si dag daga loo dhameeyaa

2nd October 2018 admin 0

Gudiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Soomaliya ayaa waxay si deg deg ah ugu baaqeen in la dhameeyo Xiisadaha Siyaasadeed ee haatan ka […]

No Image

Daawo:Caabudwaaq Barnaamijka Maan-Hadal Mahad Bashiir iyo Qoraa Asmo

2nd October 2018 admin 0

Barnamijka Maan_hadal ee idinkaga imaanaya Degmada Caabuwaaq oo todobadkan waxaa Marti ku ah qoraa Asma Shiiq Axmed oo ah gabar ay qabsatay qiso murugo badan […]

No Image

Wasiir Xoosh oo ka Hadlay kulanka Siyaasadda loo Dhanyahay

2nd October 2018 admin 0
No Image

Muuqaal:Ciyaar Lagu maamuusayey Horumarka Ciyaraha ayaa lagu qabtay Baardheere

2nd October 2018 admin 0

Mgaalada baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay Ciyaar Dhex martay Labada kooxeed oo kala ah Bisha Cas iyo Hirda, Ciyaartaan ayaa waxaa lagu […]

indhakorey

Akhriso: Magacyada Shacab Dhac iyo Xarig u Gaystay Wasiirka Amniga jubaland

2nd October 2018 admin 0

Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Nuur “Janan” ayaa waxaa lagu eedeeyey inuu dhac iyo Xarig u gaystay labo nin oo ganacsadeyaal ah oo kamida Shacabka […]

No Image

Daawo:Xildhibaan Cabdi Shire Baarlamaankii Oo Dhan Wasiiro Ayay Noqdeen Yaa Qabanaya Shaqooyinkii Loo Soo Doortay.

2nd October 2018 admin 0

Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar Jecel oo kamida Xildhibanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa mar uu ka hadlaayey golaha shacabka waxaa uu sheegay hadii Baarlamaankii […]

axmedmadoobe

Daawo:Jubbaland waa Magac kuyaal aan waxba tari karin waxaa dhahay wasiir katirsan jubbaland

1st October 2018 admin 0

Dhawaan bay ahayd Markii Ciidamada Kenya ay dilal, dhac, Kufsi iyo Burburin hantiyeed ka gaysteen Jubbaland gaar ahaan Gobolka Gedo, dhibaatooyinkaa ay gaysteen Kenya ayaa […]

oromo

Dad Oromo ah oo Lagu dilay Magaalada Boosaaso

1st October 2018 admin 0

Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa ka dhacay dil loo gaystya dad Kasoo Jeeda Qowmiyadda Oromada ee ku sugan […]

No Image

Daawo:Khudbadii Ra’iisalwasaare Khayre ka sheegay Daahfurka Hanaanka Maaliyadda ee Dalka

1st October 2018 admin 0
warfaa

Daawo:Xildhibaan Saadiq Warfaa waa In ladhisaa Gudiga adeega Bulshada

1st October 2018 admin 0
gaas

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaliya.

1st October 2018 admin 0

Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe Ku qaabilay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaliya. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe […]

xaaf

Akhriso:Benin warqad kasoo baxday Madaxawaynihii Hore Galmudug Xaaf

1st October 2018 admin 0

Kusimaha Madaxweynaha Galmudug Ahna madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa warqad kasoo Baxday Xaafiiskiisa ku sheegay in Madaxwaynihii Hore Galmudug Maxamed Axmed Ducaale Geelle […]

dhuxul

Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay oo cambaareeyay Axmed madoobe oo Markab Dhuxul Geeyey Ciraaq.

1st October 2018 admin 0

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan Baale oo war-saxafadeed soo saaray ayaa xaqiijiyay iney si qoto dheer kaga wallaacsan yihiin markab ay […]

cabdi

Aqalka sare oo sheegay Xilliga uu furmayo Kalfadhigooda

1st October 2018 admin 0

Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare ayaa kulan ay yeesheen maanta waxay kaga hadleen Xilliga fadhiyada Golaha la bilaabayo, Warbixinadii Xog Aruurinta Guddiyadii loo kala […]

No Image

Ra’iisalwasaare Khayre oo shir gudoomiyey shirka Dawlad-wanaagga iyo Doorashooyinka 2020 

1st October 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta shir guddoomiyay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay oo ay qeyb ka ahaayeen beesha caalamka. […]

Posts pagination

« 1 … 24 25 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes