Daawo:Xildhibaan Cabdi Shire Baarlamaankii Oo Dhan Wasiiro Ayay Noqdeen Yaa Qabanaya Shaqooyinkii Loo Soo Doortay.

Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar Jecel oo kamida Xildhibanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa mar uu ka hadlaayey golaha shacabka waxaa uu sheegay hadii Baarlamaankii Oo Dhan Wasiiro Noqdeen Yaa Qabanaya Shaqooyinkii Loo Soo Doortay ee bulshada Soomalyeed ka filaayeen.

Hadalkaan xildhibaan Cabdi shire ayaa waxuu imaanayaan iyadoo Golaha wsiirada Soomaliya u badan yihiin Xildhibaano maalin dhawayd Kulankii Golaha Shacabka Soomaliya baaqday Kooraan la,aan awgeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.