Muuqaal:Ciyaar Lagu maamuusayey Horumarka Ciyaraha ayaa lagu qabtay Baardheere

Mgaalada baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay Ciyaar Dhex martay Labada kooxeed oo kala ah Bisha Cas iyo Hirda, Ciyaartaan ayaa waxaa lagu maamuusayey Horumarka ciyaraha Degmada baardheere iyo Gudoomiyaha Cusub Ciyaraha Degmada Baardheere Maxamed Cabdi Nuur oo xilkaas loo doortay dhawaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.