Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2018

hargaysa

Daawo:Buundada Ugu Wayn Hargaysa Oo Laga Cabsi Qabo in uu Dumo

5th October 2018 admin 0

Buundada wayn ee Magaalada Hargaysa ayaa qarka usaaran inuu dumo kadib markii Hog wayn laga qoday mid kamida Tiirarka haya Buundada halbowlaha u ah mGaalada […]

diyarad

Daawo:Diyaaraddo Dagaal Oo aan Haybooda La Garanaynin Ayaa Dul Maray Degaanadda Gabilay

5th October 2018 admin 0
muuse

Muuse Biixi Oo Si Toosa Ugu Gacan Sayray Hogaanka Asxaabta Mucaaradka Somaliland

5th October 2018 admin 0
axmed

Axmed Taajir oo Cambaareyey Duqayntii Ceelcade Baaqna Udiray Xildhibanada Jubbaland

4th October 2018 admin 0

BAAQ CANBAAREYN AH: Waxaan canbaarynayaa duqeyntii aan loo meel dayin ee loo geystey shacabka reer Gedo intii ku dhaawacantayna Waxaan ilaahey uga baryayay caafimaad Deg […]

No Image

Akhriso:Galmudug oo maamul goboleedyada ugu baaqday inay joojiyaan faragalinta ay ku hayaan

4th October 2018 admin 0

Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug ayaa waxay iskaashiga maamul goboleedyada ugu baaqeen inay joojiyaan faragalinta ay ku hayaan arrimaha maamulka Galmudug. Maamulka Galmudug ayaa waxay […]

xasan

Daawo:Madaxwayihii Fashilmay ayaa u suxul duubaaya sidii uu Gabre Kusoo celin lahaa

4th October 2018 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa lagu daahfuray xisbiga midowga nabadda iyo horumarka oo hor boodayao madawaynihii Hore ee somaliya Xasan Shiiq Gadaalna ay Ka riixayaan Siyaasiyiinta Xanaaqsan, […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaara Khayre oo la kulmay ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabishan Soomaaliya

4th October 2018 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga cusub ee Xoghahaya guud ee Qaramada Midoobay usoo magacaabay arrimaha […]

ceelcade

Dhageyso+Sawiro:CeelCade Cambaarayn loo Jeediyey Dowlada Kenya iyo Baaq Loo diray Dowlada Somaliya

4th October 2018 admin 0

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxuu Cambaareeyey Duqayn Xalay ay diyaaradaha dagaalka kenya ka geysteen gobolka Gedo, Duqeynta ayaa waxaa ay ka dhacay Magaalada CeelCade oo […]

itoobiya

Askar Booliiska Itoobiya oo Addis Ababa Isku laayey

4th October 2018 admin 0

Magaalo Madaxda Dalka Itoobiya ee Addis Ababa waxaa lagu dilay labo askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Itoobiya Dilkaas ayaa waxaa Gaystay Askari kale oo […]

muqtaar

Dhageyso:Muqtaar Roobow oo Baydhabo kaga Dhawaaqay Musharaxnimadiisa

4th October 2018 admin 0

Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo gaaray Musharax Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu mansuur, Dadweyne aad u faran ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay […]

shabab

Dhagayso:Shacabka somaliyeed oo u istaagay iska Caabinta Al-Shabaab

4th October 2018 admin 0

Qaar ka mid ah dadka ku nool deegaanada Gobalka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya ayaa wada iska caabin ay kaga hortagayaan maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab, […]

faysal

Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay Qalaf sanaanta Muuse Biixi

4th October 2018 admin 0
No Image

Daawo: Madaxda Hirshabeel oo Jowhar dib ugu laabtay

4th October 2018 admin 0

qaar kamida Madaxda Hirshabeele ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaakalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabele.

No Image

Daawo:Jaaliyada Mareeykanka ee Jubbaland oo Axmed Madoobe kabaha Kula Tuntay

3rd October 2018 admin 0

kulan ay ku yeesheen dalka Marayakanka Jaaliyada Soomaliyeed ee kasoo Jeeda Jubbaland ayaa waxay dhaliil iyo Cambaaray dusha ugu Tuureen Hogaamiyaha Fashilmay ee Axmed Madoobe […]

rage

Akhriso:Aqalka Sare oo ku Gacan seeray waraaq Qol Kismaayo ku yaala kasoobaxday

3rd October 2018 admin 0

Waraaq kasoo baxday qol kismaayo ku yaala oo uu qoray Cabdi Raage oo lagu sheegay War-saxaafadeed ay soo saareen Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 22 23 24 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes