Akhriso:Galmudug oo maamul goboleedyada ugu baaqday inay joojiyaan faragalinta ay ku hayaan

Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug ayaa waxay iskaashiga maamul goboleedyada ugu baaqeen inay joojiyaan faragalinta ay ku hayaan arrimaha maamulka Galmudug.

Maamulka Galmudug ayaa waxay ugu baaqeen Xubnaha Madaxda Maamul goboleedyada dalka inay joojiyaan faragalinta ay ku hayaan ha’adaha dastuuriga ah ee Galmudug iyadoo ay tahay markii sadexaad oo si qaldan uga hadlaan arrimaha Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.