Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2018

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa maanta kormeeray Qaar kamida Xarumaha wasaaradaha Somaliya

6th October 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha caafimaadka, shaqada iyo arrimaha bulshada, hawlaha guud, beeraha, xannaanada xoolaha […]

No Image

Top News:Ra’iisalwasaare Khayre iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya oo wax ka qabanaya siidaynta Maxaabiis kuxiran Uganda

6th October 2018 admin 0

12-Xildhibaan Mudane oo mida Xildhibaanada Barlamaanka dowlada federaalka Soomaliyeed ayaa waxay hor-geynay soojeedin khuseysa xaaladda dhalinyarada Kampala (Luzira) ku xiran sanado Badan kuwaas oo wax […]

wasiir

Daawo+Sawiro:Wasiirka Gaashaandhigga oo tababar u xiray Saraakiil iyo Saraakiil xiggeeno

6th October 2018 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Xasan Cali Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa maanta tababar u xiray Ciidan isugu jira […]

qamri

Daawo:Caabudwaaq Ciidanka Aminga oo soo qabay Qamro iyo dadkii watay

6th October 2018 admin 0

Ciidamada Aminga Mgaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay ku guulaysteen inay gacanta kusoo Dhigaan qamro iyo dadkii watay, Ciidamada oo ka Kooban Nabadsugida, Militariga […]

muqtaar

Daawo:Xildhibaanada Soomaliya ee kasoo jeeda Konfurgalbeed oo si kulul uga hadlay is hortaaga Muqtaar Roobow

6th October 2018 admin 0

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya ee kasoo jeeda Konfurgalbeed oo si kulul uga hadlay is hortaaga Murashaxa Maamulka koonfur galbeed Muqtaar Roobow (Abuu-mansuur) […]

puntland

Daawo:Musharaxiinta Puntland ayaa laga mamnuucay inay khudbadoohada kusoo bandhigaan barxadaha

6th October 2018 admin 0

Dhawaan ayaa Puntland waxaa ka dhacaya Doorashada Madaxwaynaha Puntland taas oo dhici doonta bisha kowaad ee sanadka 2019, Amar kasoo baxay Maamulka Gobolka Karkaar ayaa […]

barlamanka

Barlamaanka Soomaliya ayaa kulankooii ku yeelan doona Galaha shacabka

6th October 2018 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Xubnaha Golaha Shacabka ayaa maanta la […]

No Image

Daawo:Golaha Guurtida Cabudwaaq, Ganacstada iyo Laamaha Amniga Ayaa isla qaatay Bixinta canshuurta

6th October 2018 admin 0

Maagalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgduud ayaa waxaa ka dhacday Munaasabad ay isugu yimaadeen Golaha Guurtiga, Ganacsatada iyo laamaha amnimga kuwaas oo wada hadaly sidii loo […]

faysal

Daawo:Faysal Cali waraabe Diginiin adag ujeediyey Muuse Biixi

6th October 2018 admin 0
qalbidhagax

Muuqaal:Gaalkacyo Qalbi dhagax oo Qudbad kajeediyey Magaaladii Laga qabtay

6th October 2018 admin 0

Cabdikariin Sheikh Muuse Qalbi dhagax ayaa waxuu Qubda uu kaga hadlaya Qaabkii loo qabtay iyo sidii loola Dhaqmay ka Jeediyey Magaaladaii laga Qabtay ee Galkacyo.

No Image

Daawo:60 Xildhibaan oo Mooshin ka Gudbiyey Madaxwaynaha Hirshabeele

5th October 2018 admin 0

Kudhawaad lixdan Xildhibaan oo katirsan Xildhibanada Hirshabeele ayaa waxay Mooshin kalsooni kala noqoshada u gudbiyeen Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeel.

kismayo

Sawiro:Kismaayo Aqoon yahano Shir aan caadi ahayn ku yeeshay

5th October 2018 admin 0

Magaalada Kismaayo Xarunta ku meelgaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa Kulan ku yeeshay aqoon yahano Kulankaan oo ka dhacay Bartamaha Magaalad Kismaayo ayaa waxay […]

No Image

Akhriso:Jadwadka Doorashada Madaxwaynaha Galmudug oo Dib loo Dhigay

5th October 2018 admin 0

Warqad kasoo Baxday Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa lagu shaaciyey in dib loo dhigay Waqtiga ay dhacayso doorashada Madaxwaynaha Galmudug, dib dhacaan doorashada Madaxwaynaha Galmudug ayaa […]

qarax

Qarax Miino oo Sababay Dhimasho labo ilmo ah ayaa ka dhacay Gobolka Galgaduud

5th October 2018 admin 0

INAA LILLAAHI WA UNAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxaa goor dhaw Deegaanka Balli-cad ee dhinaca Bari kaga toosan Degmada Dhabad qiyaastiina u jirta 11.kilomitir ugu geeriyooday Qarax […]

roobow

Dowladda Soomaaliya oo ka hortimid murashax-nimada Mukhtaar Rooboow

5th October 2018 admin 0

Wasaaradda amniga gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay inuu xilka Madaxtinimo ee maamul Goboleedka Koofur galbeed isu soo sharraxo Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali […]

Posts pagination

« 1 … 21 22 23 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes