Daawo:Xildhibaanada Soomaliya ee kasoo jeeda Konfurgalbeed oo si kulul uga hadlay is hortaaga Muqtaar Roobow

muqtaar

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya ee kasoo jeeda Konfurgalbeed oo si kulul uga hadlay is hortaaga Murashaxa Maamulka koonfur galbeed Muqtaar Roobow (Abuu-mansuur) waxay sheegeen xildhibanadaan waa qalad in lays hortaago Musharaxnimada Muqqtaar Roobow sababtoo ah waxay utaalaa Shacabka Koonfur galbeed inay doortaan Muqtaar Roobow iyo In kale waxayna ugu dambayn dowlada federaalka ka codsadeen in faragalinta laga daayo arimaha Koonfur galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.