Daawo:Golaha Guurtida Cabudwaaq, Ganacstada iyo Laamaha Amniga Ayaa isla qaatay Bixinta canshuurta

Maagalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgduud ayaa waxaa ka dhacday Munaasabad ay isugu yimaadeen Golaha Guurtiga, Ganacsatada iyo laamaha amnimga kuwaas oo wada hadaly sidii loo dar dargalin lahaa bixinta lacagta Taakulo ee laga qaadayo Bulsgada Degmada Caabudwaaq taas oo wax looga qabanayo arimaha Aminga iyo Horumarka Magaalada Caabudwaaq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.