Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2018

ilay

Daawo:Somali ku Maraykanka oo ladalbanaya in lasii Daayo Cabdi Cumar

8th October 2018 admin 0

Jaaliyada kasoo jeeda maamulka Soomaalida ee ku sugan dalka Maraykanka ayaa dalbanaya in la sii daayo madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamud Cumar oo xabsibku […]

No Image

Mooshinkii laga keenay madaxwaynaha Hirshabeele oo laga laabtay

8th October 2018 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa waxa uu ku dhawaaqay in Xildhibaannada Hir-Shabeelle ay ka noqdeen Mooshinki laga keenay Madaxweynaha Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare.

xafsade

Maqal iyo Muuqaal:Xaaf oo Niyadjab kala soo noqday Nairobi

7th October 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo socdaal gaaban ku tagay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa dib ugu soo laabtay Magalada Dhuusamareeb […]

kismayo

Daawo:Xafiiska dhulbiinta oo laga furay Magaalada Kismaayo

7th October 2018 admin 0

Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meelgaarka ah ee Jubbaland ayaa waxaa laga furay Xafiis arrimaha dhulallka la xirrira sida dhul bixinta,sharciyeenta iyo xalinta khilaafaadka ee […]

dorasho

Garowe :- Kulan Lagaga Doodayey Sidii Hawenku Uga Qayb Geli Lahayeen Siyaasad.

7th October 2018 admin 0
farmjo

Sawiro:Madaxweynaha Somaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka

7th October 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka oo baddalaya danjireyaashii hore ee […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Maamulka Bangiga Dhexe Iyo Wasiirka Maaliyadda Kala Hadlay Dardar-gelinta Dib-u-hagaajinta iyo Horumarinta Hannaanka Maaliyadda

7th October 2018 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer ku tegay Bangiga dhexe ee dalka ayaa guddoomiye ku-xigeenka bangiga iyo wasiirka maaliyadda xukuummadda […]

shimbir

Daawo+Sawiro:Baardheere Xubno katirsan Kacdoonka isbadal doonka Jubbaland soo garay Baardheere

7th October 2018 admin 0

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa soo gaaray Xubno katirsan Kacdoonka Isbadal doonka Jubbaland Waftigaan ayaa kasoo kicitimay Magaalada Garbaaharay ee Xarunta Gobolka Gedo […]

wasiir

Daawo: Wasiirka Qorsheynta Soomaliya oo garoowe ka daahfuray xarunta hal-abuurada Soomaliyed:

7th October 2018 admin 0
No Image

Daawo: Xubno ka socda wasaaradda Waxbarshada Jubbaland oo booqday iskuulada Kismaayo

7th October 2018 admin 0
WASIIR

WasiirKii Qorshaynta Soomaliya ayaa Noqday Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka

7th October 2018 admin 0

wasaaradda qorsheynta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ku guuleystay in uu kamid noqdo gollaha shacabka Soomaaliya isagoo maanta ku soo baxay kursi […]

wasiir

Dalka Faransiiska oo Safiir Cusub usoo magacaabay Soomaliya

7th October 2018 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka Gudoomiyey Safiirka cusub ee France […]

muuse

Daawo:Somaliland oo sheegtay inay ka tanaasulayso Goono goosiga

7th October 2018 admin 0

Ergayga Somaliland u qaabilsan wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya edna aadan ayaa sheegtay in Somaliland ay diyaar u tahay inay dib ula midowda Soomaaliya.

wasiir

Wasiirka Qorshaynta Somaliya oo maanta loo dooran doono Xildhibaan

7th October 2018 admin 0

Magalada Garoowe waxaa Maanta la filayaa in ay ka dhacdo doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya. Kursigaan ayaa waxaa lafilayaa inuu kusoo baxo Wasiirka […]

No Image

Daawo:Wadayaasha Mooto Bajaajta iyo Aqoon yahano Fikirkooda ka dhiibtay amarkii Yariisoow

7th October 2018 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo saaray wareegto lagu mamnuucayo in laga soo dejiyo dekedda iyo dhammaan soohdimaha dhulka ee magaalada […]

Posts pagination

« 1 … 20 21 22 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes