Wasiirka Qorshaynta Somaliya oo maanta loo dooran doono Xildhibaan

wasiir

Magalada Garoowe waxaa Maanta la filayaa in ay ka dhacdo doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya.

Kursigaan ayaa waxaa lafilayaa inuu kusoo baxo Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Somaliya Jamaal Maxamed Xasan oo haatan u tartamaya kursigaan ka banaan Golaha shacabka
Kursigaan waxaa iska casilay Xildhibaan hore Dhahar Cali Faarax.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.