Daawo:Gudoomiyaha golaha shacabka oo guddoomiyey shir guddiga khayraadka iyo bay’ada

mursal

Guddiga Kheyraadka dabiiciga iyo Bay’ adda ee golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ahna Wasiir ku-xiggeenka Wasaaraddaasi Mudane Maxamuud C/qaadir Hilaal.
Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomoyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, waxaana Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay ka dhageysteen Warbixin ku saabsan shaqada Wasaaradda iyo Qorsheyaasha u dagsan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.