Daawo:Golaha Dhaqanka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey Dorashada Madaxwaynaha cusub Galmudug

axmed baasto

Kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Dhaqanka, Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa si weyn loogu taageeray Isbadalka Siyaasadeed ee dhawaan ka dhacay Mamaulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.