Muuqaal:Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Dhagax Dhigay Masjid Dib u udayactir lagu sameynayo

masjid

Munaasabad kooban oo lagu dhagax dhigayay dib u dhiska Masjidkii Suuqa Afleyrshe ee degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho,waxaa ka qeybgalay C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir wasaaradda Awqafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya,guddoomiyaha Gobolka Banaadir,xildhibaano,safiirka dowladda Qadar u fadhiya Soomaaliya iyo madaxa Hay’adda Qatar Charity ee Soomaaliya oo hirgelinaysa mashruuca dib u dhiska masjidka Cabdinuur Xaaji Cali.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa uga mahadceliyay Hay’adda qadar Charity oo maalgelinaysa dib u dhiska masjidkan shacabkuna ugu baaqey in ay baneeyeen dhulkaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.