Qaar kamida Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Shir Uga Furmayo Garoowe

maamul

Magalada Garoowe ee Xarumta maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntaland ayaa waxaa lagu wadaa in uu shir uga furmo Qaar kamida Madaxda Dowlad Goboleedyada waxaana Shirkaad ka horyimid oo aan ka qayb galin Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Kulanka wadatashiga Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa martigelinaya Madaxwayanaha Puntland ee waqtigiisa sii dhamaanayo Cabdiwali Gaas.

Madaxda Maamul goboleedyada ayaa waxaa qaar kamida galay doorasho taas oo laga yaabo inaan dib dambe loo dooran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.