Ciidamada Puntland oo mushaar la’aan awgeed Wadooyinka Garoowe Xirtay

Magalada Garoowe ee Xarunta maamul Goboleedja Soomaliyeed ee Puntland ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ay saakay xirteen Wadda gasha Madaxtooyada Puntland ee Magalada Garoowe.

Ciidamadaan gadoodsan ayaa gadiidka kanhor istaagay inay aadaan dhanka Madaxtooyada oo ay ku yaallaan Xarumo badan oo kamida wasaaradaha maamulka Puntland.

Ma ahan markii ugu horeysay oo ciidamo ka tirsan Pumtaland ay mushaar la’ aan awgeed Gadood sameeyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.