Akhriso:Golaha Iskaashiga Maamul gobooledyada oo ku Been abuurtay Beelaha Galmudug

maamul

War murtiyeed ay Magaalada Garoowe kasoo saareen golaha iskaasha Madaxda Maamul goboleedyada marka laga reebo Maamulka Hirshabeele oo isagu ku gacan saray shirka Garoowe ayaa waxay ku been abuurteen Beelaha daga Galmudug ayakoo sheegay inay beelaha daga Galmudug soo gaarsiiyeen fariicad oo ay ku taageersan yihiin Madaxwaynaha Galmudug Xaaf.

Qaar kamida Wafuuda Madaxda Maamul goboleedyada kusugan Magaalada Garoowe oo Gedotimes laxariirtay ayaa waxay sheegen qoraalkaan uu yahay mid Hotel gudihiis lagu qoray oo Golaha iskaashiga ay taageero ugu Muujinaayaan Madaxwayne Xaaf mana jirto beelo lasoo xariiray Golaha Iskaashiga.

iskaashi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.