Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubaland oo Baasaboorkii Dublimaasiga Laga Qaatay ayaa kismaayo soo Gaaray

raabi

Gudoomiyaha Rugta Ganacsigga iyo warshadaha Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin oo saakay lagu xanibay garoonka diyaaradaha Muqdisho isagoo ka yimid Turkiga ayaa soo gaaray Galabta magaalada Kismaayo waxaana Garoonka Magalada muqdisho looga Reebay Baasaboorkii Diblomaasiga ahaa.

Gudoomiyaha Rugta Ganacsigga iyo warshadaha Jubbaland Shaafi Raabi ayaa qalad ku qaatay baasaboorka Diblomaasuga waana sabata Keentay in laga qaado baasaboorka Diblomaasuga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.