Daawo:Axmed Madoobe ayaa Taliyihii Hore Nabad Sugida Jubbaland Kismaayo ka Soo Tarxiilay

axmedmadoobe

Taliyihii Hore ee Ciidamada Nabad Sugida Jubbaland Jamaal Colhaye ayaa Axmed Madoobe waxuu kasoo Tarxiilay Magaalada dhoobley ee xarunta ku meel gaarka ah Jubbaland, Jamaal Colhaye ayaa waxuu lahadlay saxaafada asagoo sheegay inuu ku dhashay Magaalada Dhoobley loona diiday inuu tago Magaaladii uu kudhashay waxaana loo sheegay Magaalada Muqdisho inuu dib ugu noqdo.

Axmed Madoobe ayaa waxuu Magaalada Ksimaayo ka tarxiilay dad badan oo ay kamid yihiin Odayaal, Waxgarad, Dhalinyaro, Wariyaal, Xildhibaano iyo saraakiil Ciidan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.