Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo Amaanay Bulshada Shabeelaha hoose

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku amaanay bulshada ku nool Gobalka Shabeelaha Hoose taageerada ay la garab taagan yihiin Ciidanka Xooga Dalka kadib socdaal dhiirigalin ah uu maanta ku tagay magaalada Marka ee xarunta Gobalkaas oo ay howlgallo ka wadaan Ciidamada qalabka sida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.