![qalbidhagax qalbidhagax](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2018/07/qalbidhagax.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Magalad Kismaayo ee Xaruntaku meel gaarka ah ee Maamul goboleedka Jubaland ayaa waxaa maanta soo gaaray Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha ONLF, Qalbi-Dhagax ayaa waxaa uu maalmahaan booqasho ku marayay deegaano ka tirsan dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland,waxaana uu ku sugnaa maalmihi u danbeeyay Magalada Dhuusamareeb.
Leave a Reply