Daawo:Waare oo Sheegay Barlamaanka Hirshabele inaysan ahayn sida kuwa Axmed Madoobe

Madaxwaynaha maamul Gogoleedka Soomaliyeed ee Hirshabeele ayaa mar uu waramaayey Wariyaha RTN Cabdishakuur Shaashaa ayaa ka hadlay Mooshinkii kalsooni kala noqoshada ee laga keenay Madaxwayne waare iyo Xaalada ay kusugan tahay Hirshabeele.

Madaxwaynaha Hirshabeele ayaa waxuu sheegay Barlaamnaka Hirshabeele ma ahan mid asagoo soo dooraty sida kuwa Jubbaland go’aamadooda waa u madax banana yihiin, waxaa kaloo sheegay Madaxwayne waare markii uu heshiiska lagalay Dowlada Fedraalka Soomaliya ayaa saaxiibadii isku dayeen in qalqal siyaasadeed ka abuuraan Hirshabeele wayna u socon wayday.

Hoos kadaawo waraysiga oo Madaxwaynaha Hirshabeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.