Dhawaaqa Rasaasta kala duwan oo laga Maqlayo Tukaraq

tukaraq

Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in madaafiic iyo dhawaaqa saasta ayaa laga maqlaay deegaanka tukaraq ee Gobolka Sool, Deegaanka Tukaraq waxaa isku Horfadhiya Ciidamo kala taabcsan Maamulada Puntland iyo Soomaaliland.

Deegaanka Tukaraq waxaa mudooyinkii dambe soo gaaray Ciidamo tirabadan oo kala taabacsan Somaliland iyo Puntland.

Wararkeena dambe kala socda Warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.