Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2018

bayle

Daawo:Wasiir Bayle Lacagaha Soomaaliya la siiyay waa deeq ee ma aha deyn

29th September 2018 admin 0

Wasiirka wasaarada Maaliyada Soomliya Cabdirahman Ducaale Bayle ayaa waxuu sheegay Lacagaha Soomaaliya la siiyay waa deeq ee mana ahan deyn, lacagahaas oo ku deeqeen World […]

mursal

Daawo:Kulanka golaha shacabka oo maanta looga hadlay Mooshinada Barlaamanka

29th September 2018 admin 0

Kullanka Guud ee munayaasha Golaha Shacabka oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa waxay kaga hadleen […]

taliye

Muuqaal:Taliyaha Cusub ee Ciidanka Madaxtooyada oo xilka la wareegay

29th September 2018 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa maanta ka qeyb-galay Munaasabad uu xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee loo magacabay […]

jubaland

Daawo:Rugta Ganacsiga Jubbaland oo lagu daray liiska argagixisada

29th September 2018 admin 0

Warbixin cusub ee Qaramada Midoobey ay soo saartay ayaa sheegaysa dhuxusha ay soo jaraan kooxda Al-shabaab in laga dhoofiyo dekadda Kismaayo taas oo Al-Shabaab ka […]

dowlo

Daawo:Cabdiraxmaan Dowlo Aroos Qaran Ma rabno Cadaalad qaran ayaa rabnaa

29th September 2018 admin 0
qalbidhagax

Daawo:Boosaaso Qalbi dhagax Calanka Somaliya Maxaa Laygu Soo dhawayn waayey

29th September 2018 admin 0

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa Maanta soo gaaray Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbidhagax halkaa soo si wanagsan loogu soo […]

No Image

Masuuliyin dowlada Katirsnaa oo Maxkamad lagu soo taagay Muqdisho

29th September 2018 admin 0

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Marka ay Taariikhdu aheyd 27/09/2018 u fariisatay dacwad ciqaabeed loo haysto eedeysanayaasha kala ah Daahir Maxamed Nuur oo ah Agaasimaha waaxda […]

batuulo

Daawo:Haween kushiray Muqdisho oo ku baaqay Doorashada Gudoomiyaha Haweenka

29th September 2018 admin 0

Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo Magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay ayaa waxeey kaga hadleen sida ay u dhici karto Doorasho cadaalad ah.

odayaal

Daawo:Sharciga waa in lahorkeenaa dadkii dilay axmed Dowlo Odayasha Golaha Guurtida Somalida London

29th September 2018 admin 0

Odayasha Golaha Guurtida Somalida London ayaa waxay dowlada Federaalka ah ugu baaqeen in Sharciga lahor keeno dadkii ka dambeeyey dilkii allaha unaxariistee Marxuun Axmed Muqtaar […]

ilay

Daawo:Cabdi Maxamuud Cumar Oo Mar Kale Dalbaday Cafis

28th September 2018 admin 0

Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa waxa uu ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ka dalbaday inuu cafiyo isaga iyo dadka la xiran. Madaxweynihii […]

aabe

Daawo:Aabihii Dhalay Ruqiyo oo sheegay in Gabadhiisii loo soo Celiyo

28th September 2018 admin 0

Aabe Cabdulaahi Maxamed oo ahaa abaaihii dhalay Gabadha Ruqiyo ah ayaa waxaa uu sheegay in gabdhiisa uusan bixin waxaana dowlada ka codsaday in gabadhiisa loo […]

No Image

Sawiro:Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya oo kulan la qaatay Safiirka dawladda Talyaaniga

28th September 2018 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Taliyaaniga ee Soomaaliya Danjire Carlo Campanile, u qaabilsanaha arrimaha […]

axmedmadoobe

Sawiro:Axmed Madoo oo Caraysan ayaa Soo xiray shirkii dabar goynta Xanuunada faafa

28th September 2018 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland oo Caraysan Axmed Madoobe ayaa soo xiray shir lagaga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa dabar goynta Xanuunada faafa ee Deeganada xuduudka ay […]

samiira

Daawo:-Hooyo heysata caruur agoon ah oo ka qalin jabisay mid kamid ah Jaamacadaha Muqdisho

28th September 2018 admin 0

Hooyo Samiira Xaaji Cali oo Dagan Magaalada Muqdisho heysata 8 caruur agoon ah ayaa waxay ka qalin jabisay mid kamid ah Jaamacadaha Muqdisho waxayna kawar […]

ibtisam

Daawo:Garbahaaray Waraysi Askari waxbarsho iyo Difaaca Dalka Isku wada

28th September 2018 admin 0

Wariye Ibtisaam Suldaan Axmed “Ibtisaam Fani” ayaa waxay waraysi la yeelatay Ismaaciil Cabdi Xasan oo Askari ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed oo ku suagan […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes