Daawo:Sharciga waa in lahorkeenaa dadkii dilay axmed Dowlo Odayasha Golaha Guurtida Somalida London

odayaal

Odayasha Golaha Guurtida Somalida London ayaa waxay dowlada Federaalka ah ugu baaqeen in Sharciga lahor keeno dadkii ka dambeeyey dilkii allaha unaxariistee Marxuun Axmed Muqtaar Salaax kaas oo dil iyo Dab layskugu daray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.