Daawo:Axmed Madoobe oo loogu baaqay inuu waxka qabto Nadaafad darada Kajirta Kismaayo

axmedmadoobe

Shacabka Xarunta ku meel gaarka ee maamulka Jubbaland ee kismaayo ayaa waxay ugu baaqeen Hogaamiyaha jubbaland Axmed Madoobe inuu wax ka qabto nadaafad darada kajirta Magaalada Kismaayo madaama uu Axmed madoobe masuulka ugu sareeye ugana hooseeya uu yahay .

Magaalada kismaayo ayaa waxaa kajira Nadaafad daro balaaran mana lahayn Dowlad hoose oo wax ka qaban karta nadaafada darada Kismaayo oo kamid yihiin Biyaha roobabka oo Xaniba isku sococdka Gadiidka iyo dadwaynaha iyo Qashinka oo daadsan wadooyinka iyo xaafadaha Magaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.