Daawo:Axmed Madoobe oo dowlada Soomaliya wadahadal ka dalbaday

axmedmadoobe

Shir aan caadi ahayn oo Golaha Xukuumada Jubbaland ku yeesheen Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta shir Gudoomiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam waxaana looga hadlay Xaaladaha Amniga Siyaasada iyo sidii Dowlada federaalka ah iyo Maamulka Jubbaland ay u wada Hadli lahaayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.